Carro Yaambo

Deegaanka carro-yaambo waa deegaan beerolay ah, waa deegaan khudaarta ka baxda guud ahaan Somaliland laga isticmaalo, oo dadka dariiqa marayaa ka iibsadaan, waxa kale oo jira in laga soo dalbado hotello ku yaal burco iyo wixi ka shisheeya, xaga galbeedna ilaa Boorama iyo Wajaale, waa saylada khudaarta lagu kala iibsado, sida;

  • Liin macaanta
  • Babaayga
  • Cambe lafka
  • Liin dhanaanta
  • Saytuunka
  • Iyo waxyaale kale oo badan, oo ka baxa deegaankaasi

Carro-Yaambo waa deegaan taariikhiya, waa meeshii Somaliland oo dhan ka talawday dagaalkii 1988-kii, ee ay ku badbaadeen Isaaqu, waxa ku badan dhirta iyo laagaha, ilaa reer barigu waa jidkii ay mareen dadkii dagaaladaasi ka qaxayay.

Waxa Qoray: Axmed Caaqil Koosaar

Kor
error: Fadlan laguuma ogola !!!
×

Soo Dhawoow!

Ma haysaa cabasho, tabasho ama sixitaan?

× Guddida Anshaxa