warsame.ismael

Kalmadda Guddoomiyaha

Aniga oo ah Cumar Muuse Caalin, guddoomiyihii loo doortay guddida fulinta ee ururka Laasdhuure, waxaan halkan idin kula wadaagayaa tadawurkii iyo sooyaalkii ururka oo kooban, heerarkii kala duwanaa ee ururku soo maray tan iyo markii hawshiisu bilaabantay, iyo halkan uu maanta marayo sidii uu ku soo gaadhay. Ururka Laasdhuure; waxa ay hawshiisu bilaabantay 3/April/2024, xilligaasi…

Read More / Sii Akhri

Carro Yaambo

Deegaanka carro-yaambo waa deegaan beerolay ah, waa deegaan khudaarta ka baxda guud ahaan Somaliland laga isticmaalo, oo dadka dariiqa marayaa ka iibsadaan, waxa kale oo jira in laga soo dalbado hotello ku yaal burco iyo wixi ka shisheeya, xaga galbeedna ilaa Boorama iyo Wajaale, waa saylada khudaarta lagu kala iibsado, sida; Carro-Yaambo waa deegaan taariikhiya,…

Read More / Sii Akhri
Kor
error: Fadlan laguuma ogola !!!